๐๐: ๐๐ก๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐ง ๐๐ก๐ข๐ซ๐ค๐๐๐๐ก๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ง๐๐๐ซ๐๐๐ฌ๐ฅ๐๐ฒ๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐ค๐ฎ ๐๐๐ฐ๐ฅ๐๐ง ๐ก๐๐ฐ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ซ๐ฆ๐๐๐ค๐ ๐๐๐ ๐๐๐ ๐ ๐๐ก ๐๐ ๐๐๐ง๐ข ๐๐๐๐๐ง๐ญ๐ข๐ง๐ข๐ฆ๐จ
๐ข๐ด: ๐๐๐ฒ'๐๐๐๐ ๐๐๐๐ซ๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐ข๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐ ๐๐๐ซ๐๐ง๐ค๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐ (Sodma).
Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya waxay ogeysiinaysaa dhammaan shirkadaha iyo qandaraaslayaasha ku hawlan hawlaha gurmadka degdegga ah in looga baahanyahay inay qataaan warqad oggolaansho rasmi ah islamarkana ay tahay shuruud khasab ah si ay uga hawlgalaan Deegaanada Dowlada Waqooyi Bari Soomaliya.
Sidaas awgeed, shirkad kasta ama qandaraasle kasta oo aan haysan oggolaanshaha rasmiga ah ee Wasaaradda looma oggolaan doono inuu fuliyo ama ka qaybqaato wax hawlo baniโaadantinimo ah gudaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya.
Dhammaan shirkadaha iyo qandaraaslayaasha ay arrintani khusayso waxaa si xushmad leh looga codsanayaa inay sida ugu dhaqsaha badan ula usoo xidhiidhaan Wasaaradda si ay u helaan oggolaanshaha rasmiga ah ee loo baahan yahay, islamarkaana u hubiyaan inay waafaqaan shuruuddan.
-๐๐๐๐๐๐๐๐-