๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ซ๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐ซ๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐ข๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐ ๐๐๐ฐ๐ฅ๐๐๐ ๐๐๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐๐ซ๐ข ๐๐จ ๐ฅ๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐๐ฒ ๐๐๐ฒโ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ซ ๐ซ๐๐ ๐๐ซ๐๐ฌ๐๐๐ง๐ญ ๐๐จ๐๐ข๐๐ญ๐ฒ (QRCS).
April 9, 2026
Wasiirka Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka ee Dawladda Waqooyi Bari Soomaaliya ๐๐ง๐ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐ข๐ซ๐ข๐ ๐ ๐๐ซ๐๐ก (shariif) ayaa kulan muhiim ah kula yeeshay magaalada Muqdisho hayโadda Qatar Red Crescent Society (QRCS).
Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhinacyada gargaarka biniโaadannimo iyo sidii loo gaarsiin lahaa adeegyada muhiimka ah bulshada ku dhaqan deegaanada Waqooyi Bari Soomaaliya.
Dhinaca kale wasiir ๐๐ง๐ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐ข๐ซ๐ข๐ ayaa si gaar ah uga mahadceliyey hayโadda QRCS doorka muuqda ee ay ka qaadatay soo gaarsiinta deeqaha raashinka iyo taageerada ay siiso dadka nugul ee deegaanada Waqooyi bari.
Sidoo kale Hayโadda Qatar Red Crescent Society (QRCS) ayaa dhankeeda muujisay sida ay uga goโan tahay sii wadidda taageerada ay siiso shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ku nool deegaanada waqooyibari ay saameeyeen abaaraha iyo barakaca,Iyadoo ballanqaaday inay sida ugu dhakhsaha badan uga howl geli doonto arimaha Qaybinta Raashinka (Food Distribution), Gaarsiinta Gargaarka (Aid Delivery), Taageerada Dadka Barakacay (Supporting Displaced People), iyo sidoo kale adeegyada Biyaha, Nadaafadda iyo Caafimaadka (WASH and Health Interventions).
Ugu dambeyn kulanka ayaa kusoo dhammaaday is-afgarad buuxa oo dhex maray labada dhinac iyadoo la isku raacay in si wadajir ah looga shaqeeyo horumarinta arrimaha gargaarka iyo maaraynta musiibooyinka iyadoo layska kaashanayo yaraynta dhibaatooyinka iyo taageerada dadka nugul.